VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gololo - Lyrics

Hadii gololo aniga Hadii gacaloy adiga Hadii guulaha illah Isgu keen daro calaf Hadaad gurigayga timid Ood noqoto ooridayda goba Farxad laalaba gaabsade Rabii igu kaa galadayee Intaan mahad gaar u noqo Sujuud uun gali lahaa Duniyo baari helayo Wixii un waalid u daa Sharafta waan garan lahaa Gacmahaan kugu sida lahaa Geedadaan kugu qaban lahaa Bogaan kugu gudbi lahaa Beerkaan kuu gogli lahaa Wadnahaygan kuu gudi lahaa Ma gaagaxee wa hodmane Haduu guuyo badan siiyo Qabriga nabiga la i galiyo Xajkii ban ku geyn lahaa Abaal kuu gudi lahaa Waliba geeridayda ka hor Kaamaban daba guursaden
Queue is empty
-- / --