VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nuurkii indhaha - Lyrics

nuurkii indhaha udugii qalbiga adhaxdiyo lafaha lagu uumayee aragaygiiyeey adigaan aduun aadmiga ku nool ifka kuu jeclee aynu aqal dhisnoo aayaha danbana ubad aan dhalnee ma rabtaa aroos cosobiyon ugbaad iyo ila biyo lee caddceed ii iftiyo ilayskii naftaay
Queue is empty
-- / --