VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurbejoog xishood - Lyrics

xuural cayn janooy xubno jeegalay xaashee intuu xayraan qataani ku xumayn lahaa anaa xaadsaneey yurub kugu xergayn adigoo xigtooy isu loogin xoog qurbahaa xajee xurmo kaaga dhigaa waxaan ahay xariir xurmo lagu korshoo xoolo iyo aduun kuma xero galoo xiisiyo kalgacal kaan igu xasilin xaas uma noqdee adigoon xagxagan xeerkiyo hidaha lacag uma xishee waar qurba joog xishoo inanyahay xagaa xeeb u guuraysaa waxa tahayxan moog xogta laga qarshee xayuu aabahaa yarad lagu xamdiyo miyaan loo xerayn inanyahow xaraash xubi moodayaa ha is odhan xodxodo xaajiga dhalee anigoo xohoo xiis ku il jabtee igada xujadaa
Queue is empty
-- / --