cir hilaacay daruur hoganaysa mayay hooray dadkoo u haraadan
hirka doogle hawd hoobantii bislaatay hubaal bilicdeeda horjoogiyo muuqa haweenba rashiidaay adigaa la hanaana
hida raaca dhaqanka hugeeda hadal suuban hawraar hiyi deeqa