qaran himilo waynoo
qiimeeya jaarkoo
nabadana qadariyoo
qaabeeyay tiisii

inaad tahay ku qanacnoo
dayaxiyo cadceedana
lama qarin karaayee
somaliland qaran jira inay tahay
dunidaa qiraysoo
QAADIR mahadii weeyaan

umad yahay qorshaysani
calan qiimo waynoo
tawxiidka lagu qoray
goortaad qotomiseen

adna quushsi diidaa
gobonimo u qalantoo
baryi maysid qayrkaa

Exit mobile version