VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aaminii baan tacsi udiraa - Lyrics

hadaanad ogan sidayda uurkayga waxa gubaaya indhuhu la ilmaynay yaaan af kuna hadalkii ladaayay odhaahdii qiimobeeshay aduun yadu waa qabyo ayaaniba ayaan takale ayaahayka qaado hal iyo eberka is iidan kalsoonidu markay abaaday dkaysi aftaku idhi taxadi aamusbaanku idhi aaminkii taxsiyaado udhigay aaminkii hadaad samihiina diiday jacalkii uumuska daaqay ilawsho dhabaa ka fiican lamaanahaka kala ajooday ifkoofayoobay arlada wayn eebalaadhan ilaa aadan iyo xaawa jacalku ubax buu u ahaaye udgoon carfuu ahaa kalsoonidu marakay abaaday aaminkii tasxsi aanudhigay
Queue is empty
-- / --