VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman - Lyrics

markay dhaliniyo abuur kalsooonida dhaawacan dhaliilaha sababiyo dhacdada lama tiigsadoo dhaaxaan aynigaagiyo dumar kaa dhawaystayoo dheeman wali ku jeclahay dheeman adi ku jeclahay hayeeshee dharaartani runbaa dhagax ku joogtoo dhabaan uga qisooniyee hadmay dhirifkiyo cadhada shinkeedu dhamaani markay laba wacad dhigtoo is dhaarsaday caashaqu si dhaba ugu sii hirgalo haduu nacab kala dhex galo sinaba kuma kala dhiintaan lamaanaha dhiigiyo wada qaybasada dhuuxaba wada qaybsada hayeeshee dharaartani runbaa dhagax ku joogtoo dhabaan uga qisooniyee hadmay dhirifkiyo cadhada shinkeedu dhamaani
Queue is empty
-- / --