VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha soomaaliyeed - Lyrics

hablaha soomaaliyeed rabaa u hibeeyay sharafo hormuudkii quruxda iyo ogow waa wada haldhaa waxaan uhan waynahoo waliba uhamuun qabaa inaantaydii ka helo walow waan hay laayay walow waan hayb ku ahay walow waan jeclahay hablaha soomaliyed maruunbaa taydii ka heli hablaha soomaliyeed hab dhaqan udaa ninkii helee hantiya ayaa hoodiyo cawaa leh ragow heegada jaceyl marnaba ma hilmaamayee hablaha somaliyed ayan hor alle jeclahay walow hayb laa ahay walow waan jeclahy hablaha somaliyed marunbaa taydii ka heliii
Queue is empty
-- / --