VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Islaweenidaada cover - Lyrics

dadka ha iska weynayn inaad kali waxgarad tahay ha iska dhigin waalaalee 2x ruux waadi fadnaan jiray marbaa laga wareejaa kii shalay wacnaabaa maantaba warwarayee anigaaba wakhtiga qaar sida wali siraataa warka la iga guri jiraaye wax se wiiqay taladee weedeeyay raganimo wax se wiiqay taladee weedeeyay raganimo hadba waaga joogaa ka tihiin walaaloo waji lacagabay dumar wacadkaba ku iibshaan 2x sida webi qulqulay iyo waadigaa xareedii shimbiruhu ka waabtaan 2x weedhaadii inanyahay waa laga wareerayoo isla weynidaadana waxa tahay ma sheegtee wacdaraha aduunkana waxa laga wareystaa ruuxii waxgaradee adigoon waayo arag noqon cirka ha isku waabinee adigoon waayo arag noqon cirka ha isku waabinee nafta waa la naysaa waano kaama maqashee hadaad maanta wacantahay ma ku waari doontaa 2x
Queue is empty
-- / --