VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kala hubsado cover - Lyrics

hoheey waan lumoo hanfar baan ohoo hirbay laacayee inaan hay habeen iyo inaan hibooy kula hawl yarayn aankala hubsado waan haw badnoo dhaka maalintii hadaanan ku araga naftaan hiifayaa inaan ahay hacoo iyo inaan sidaa ku hagaag sanahay aankala hubsado markay tahay habeen waan hanuun sanoo hiilkaygiyeey halkaad jogtid uunbaa laygu soo helaa kama hagar la iye waxaad ihuwisee habqaadka iigu wacan aan kala hubsado
Queue is empty
-- / --