hawadiyo naftuba way ila hadlaan haasaawahaan ku habeensadaa ma hadhee jacayl wuu i hawlayaa
hoobaan bislaataan u halacsadaoo hirkaan gaadh idhaa ma haleelayee midaan iga hadhaybaan u heesayaa oon ilaba haynbaan u heesaya