VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qamar - Lyrics

waxa baanataa nabar dhakhtaradu bogsiinoo boogaa la dhayin jirin ayaad xanuun ka bisaa meelaha baanaanee baylahdayda laga helo ama nacab bildhaan sado qofka buuxiisaada tahay bartaan adiga kugu qoray waa mid baaxad waynoo cidna begsan karinoo boos waxaad ku taalaa lagu baadhin karin qalab waxaad baajisaa murug jawiyada badhkeena daganaan waxaad tahay boholyowga iga tiraa bidhaantaada aragaa naf badbaadadeedoo burji kalana sidatoo kicisoo qof bastiiya
Queue is empty
-- / --