VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safiya tusmo - Lyrics

geeluba naqdooliyo nugul waa ku dararaa meel ay nabadijoogta hadal lagu nagaadiyo naxliba halbawlaha nuday bilicsi qoobe haday ku bari nacay jacaylku nafsi ii galay nabaradani i gaadhay mana nooli mana dhiman nacas liita mooye nin rageed ima diiden dadku waxuu ku nagi yahay neecowda weeyee manoolaado ruuxay iska tagtay neeftuye marka nabar maqnaataba sida dayaxa nuuraay igu soo noqnoqataay niyaduna kumay jarin wali alle kumaan nicin nasiib darayso waxay tahay naftu muhano aanay yeelayn naagtii walaalka shalay qabay ninkeed noqo kiiyon dhiman oo nool dhulku kala naq roon meel waa naaf abaared meelna waa nimciyo rays nafba waa ayaankeed halna waa nasiibkeed halna waa ayaankeed halkay nabad ku daaqday nac hadaad falaysana nabad lagama jiite waa la isdaba nitiqiyaa hayga nixin walaal naxariis ha gooynin maxaa ii naruura nugulkii haraadani nagabka nadaabto lama nuugo dacare walaaalka naciinsee maran xalay niskii dhexe nayruuskaa daawaday nin la giigay ka faashaday wuxuu sheegay nuur dhacay iyo naf galbeedsaday naruuray walaalkay markadd naag u noqotay niyadaba ka quustee naftan iyo jacaylkuna xabaal iyo ninkeedii loo kala tol noqotee
Queue is empty
-- / --