VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta waan kula balami laa - Lyrics

nimuu jacaylku beerkiyo kala jaray bogiisoo baadi doonabaan oo waan kila balami laa baryo hadalka qadaa miyaad baladka dhaaftaa dhulka kale u badantay burcana ma gaadhaa midaan baafinaayee igu beertay caashaqa jano bilicsantaydii waa bartay ku dhalatee waa dhul wada barwaaqoo aan abaartu baranoo beeshii dagtaa baryo kama hayaantee ILAAHII i barayee boqolkii sagaashan iyadoo bildhaan wacan igu beegay subax ka bogsaday jacaylkii beerkayga jiifoo waan u bogay naftaydii hadmaan ii bushaarayn
Queue is empty
-- / --