VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xanaano - Lyrics

xurmaan wali kuu hayaa xiisona kuu qabaa xasuustii igama tagin xasuustii igama tagin xanuunkaad igu ridiyo xiligan adag kuguma nicin xagayga gobad ka tahay xumaatana kuuma quudho xiskayguna kaama go in xagaagana waa unuglahay ilmadu xaraf kay qortaa dareenka ku xoojisaa xogtaydana kugu filan xanaana waan rabaa adaa dadna iigu xiga anigu xarafkaan idhaa afkaygu xuskaaga iyo amaantaadu xardhaa xalkayga intaan bandhigay inaad xamilaa ka badan
Queue is empty
-- / --