Heesta Damaashaad - Lyrics
deegaanta roobkiyo
doogiyo barwaaqada
deeqdaa ILAAHAY
quruxdaa la daawado
waa dookh jacaylkuye
caashaqu madaalee
dacalada aduunyada
damaashaad ku wada mara
shaxda damaashaad ku wada taga
naxariista wayniyo
duco aan gaboobayn
dabayl caafimad badan
muna iyo rashiidoow
ku dakkya liibaan
dayaxbaad u eegtihiin
dunida oo madaw loo
soo diroo lau diirsadee
daymada kal acalkiin
indha daraan darkiina
sida tiin daruura
dadku eegayaan wali