Heesta Daruuro - Lyrics
waxay nolshu ii samaatay nasiibkayga is saldhigay kabaxay sahwi iyo dhibaato 2x
markay sacabkiyo heestay cawoys dhalanyarnimo siraaday safkayga usoo dhawaatay aniga midig ugu salaanto 2x
naf aad sooryaysatoo abaal wayn kuu sidee laabeeda ku seexatee jacaylka sabaaliyo daruuro ugu hayn wadnaha 2x
wuxuu calafkayga samaaday sadaashaydii wanagsanayd ka helay dumar saamige 2x
marka seqda dhexe habeenkii dadka wada simay hurdada 2x
darday u seexan waydoo aniga meel igu sugaysay 2x
naf aad sooryaysatoo abaa wayn ku sdiee laabteeda ku seexatee jacyalka sabaaliyo daruuro ugu hay wadnaha 2x