VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhadhan - Lyrics

dhaayaha maan saarin dheeh wacaneey dhamaystiraneey mid kuu yara dhaw dhalaal badaneey mid kula dhabanoo dhabeel dumareey dhigaagaagee dhex madagtaa indhuhu ka dhargayn ninkii mar dhugtaa ma dhaafi karee dhaqaaqa xubnaha markay dhidabtaa quraysh dhaladaay jacayl i dhiftaa dhibcaha dhiigaygan oo dhiinaan dhanbaal dheer kuugu soo dhigaye jawaab dhadhanloo naftayda dhayda naftiisa dhayda dheemaneey dhakhso kaaga sugaya naf aad dhaxashaa ku dhawranaysoo ma dhuunyadoo haantii dhadhanloo hadaadan dhinaciyo dhabta igu qaban miyaan dhigayaa hurdaba dhabane waxaan dhismilaa dhamays noqon laa anoo kaa dhiiba geel dhalayoo dhidibna qoys dhaanto loo tumayee ku dhaqda kugu dhaayo doogsada
Queue is empty
-- / --