VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garasho - Lyrics

hadii aan guyaal badan ku gumawnay dibadaha hadii guulo nagu simo waa inaan ka guurnaa waa inaan gobaadeey gedo iyo kismaayiyo waa inaan gobaadeey galinsoor cadaadiyo waa inaan gobaadeey jawhar aan guurnaa waa naan gobaadeey burco iyo hargeysiyo waa inaan gobaadeey buuhoodle laascaaniyo waa inaan gobaadeey baladwayn u guurnaa soo gababayntaa nugaal goonyaheedii garoowan dagaynaa ruux garasho dheer baa gayigu kasoo tagay xilo ugu gubaayoo hayaan dheer usii gala waa inaan gobaadeey boorame ilaa xamar waa inaan gobaaday jig jigiyoo jabuutiyo waa inaan gobaadeey shaxda aan kusoo baro waa inaan gobaadeey galkacyo mudaniyo waa inaan gobaadeey laas qoray gadhkeediyo waa inaan gobaadeey gabiley salaanaa soo gababayntaa nugaal goonyaheedii garoowan dagaynaa
Queue is empty
-- / --