VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabsi - Lyrics

jacaylkaan sidee sida sabi dhalaan u sadaalin jiray 2x sir haween ninkii saadaaliyaa ma sal gaadhayee sawtaan calmadan anigoo suagayn isma seeginoo siriq layma dhigin 2x nafsi dhowr ahooo kusoo dhaxayn lama sahansadee sidaa ma u ogtahay 2x jacaylkaan sidee subax iyo habeen aan u silicsanaa 2x mar haduuu samii aan saadi jiriay wali yahay sidii sahal maaha ruux kusoo bandhigay sidaa loo hayoo lama sahashadee 2x nafsi dhowr ahoo kusoo dhaxayn lama sahansade sidaa ma u agtahay 2x
Queue is empty
-- / --