VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimco - Lyrics

hormood dumarbaad haldhaa tahayoo herdanka quruxdaad hoheey qaadoo hugii dhaqankaad hagoogantahoo hooyadii ku dhashaad hidaha raacdee miyaan gabadh kale u heesi karaa nimcooy sharafbaad hal beeg utehee hawraarta sanbaad u hiil tahayoo anoon mar ku helin miyaan hadhayaa hoobeeya hobeey hobaaligayeey midaan u hadreen hurdada u jaray haneeya hibooy habeeya kaba naftaan kuu huree hadee taadana hankan kugu jira hablluhu malahoo adaan la hadhayn ninkii xamiloo adaa hagi kara dantiyo hawshoo adaan hadal odhan hubsiima la aan midaan haybshaay anoon hurayn nimcooy hiigsigaa naftaad hanatee haweenka sanbaad hal hays u tohoo kashaad hanatee bogaygana hoo
Queue is empty
-- / --