VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadari - Lyrics

samaan baa laba is jecel sareedadu ugu dhawdahoo wanaagu saaran yahah 2x jacaylkanaa saan ognahayee lamaanaha soo korshaa sidii yahay sheegi karaa 2x sidan waxa uga socdaa hadaan sahansho anigu hablahaa soomaliyeed sadkaygaygii calaf sugaba 2x waxaanse xushay marwadan siday tahay dheeman qurux indhuhu sii racayaan uunba samigyga ku dhacay 2x hadii meher lagugu sugay sunaha nabiga iyo burdaha siday diintu anfacday caawaba sowjadaydii tahay 2x adaa saatiroow ka yeel 2x samaha nagu hagajiyo sidaan wada doonanyno sareedo iyo ubad nasii aaamin aaamin alahayoow 2x
Queue is empty
-- / --