VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quus - Lyrics

ujeeedo mar baan qasdiyay qun iyo oof baan u helay jcaylku yartuu qabsaday hadana anigaa qawaday naftaydaay ma quusatooy qofkii tagaybay rabtaa qalbigu oon buu qabaa inaan qariyaan rabee nabar kuma qaboobayee anoo kaliyaan qoslaa marbaa qayrkaa tidhaa maxay kaa qaadayaan sidaa isu qaadataa markaasaad qaloocsantaa naftaydaay quus ha qaadan qofkii tagay wuu imaan qalbiga ruux kale ha siin inaad qarisaad rabtee go,aan adag qaada,oo runtana qeexoo u sheeg
Queue is empty
-- / --