ujeeedo mar baan qasdiyay
qun iyo oof baan u helay
jcaylku yartuu qabsaday
hadana anigaa qawaday
naftaydaay ma quusatooy
qofkii tagaybay rabtaa
qalbigu oon buu qabaa
inaan qariyaan rabee
nabar kuma qaboobayee
anoo kaliyaan qoslaa

marbaa qayrkaa tidhaa
maxay kaa qaadayaan
sidaa isu qaadataa
markaasaad qaloocsantaa
naftaydaay quus ha qaadan
qofkii tagay wuu imaan
qalbiga ruux kale ha siin
inaad qarisaad rabtee
go,aan adag qaada,oo
runtana qeexoo u sheeg

Exit mobile version