VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sabiib - Lyrics

jacayl iyo sabiib sonkoriyo macaan sidii malab ahaa 2x mar hadii suniyo sibir ku dhadhamay waad saa qabtee 2x qalbi saafiyo sidii aad ogayd kuu soomani marna lama siree 2x waad saro kacdoo seerahaa fogaayiyo samada martee aarmad siibataa oo soo dhacdaa 2x jacaylkii sanado sooryaalka taxan soo jireen ahaa 2x miyaad sahashatoo sana sana xaq haa isla seeganahy 2x suul dhabaaliyo sanqadh baxdoo kuu sawiran tahoo sidaadi ma tihid 2x waad sara kacdoo seerahaa fogayiyo samada martee aarmaad siibata oo soo dhacdaa 2x
Queue is empty
-- / --