VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xad dhaaf caashaqa - Lyrics

qalbigaad xulataa ku xiisayn xiskaad hanataa xurmooy ku le xeerkaad la gashaa sidii xibin xaq dhawr wacadkoo xanaanee xujona ma lahoo xaqdhawr mudan maankaad xaadhataan xariir dhigay xidigtii quruxdaay nimcooy xidigtii quruxdaay xulbaad tahay xogtayda xigtooy xubnaha qoran xaadiyo dhabankiyo ilkaha xalan xeer udhalanyahay xarago socodka le xilkii aan wadaagnay hadmuu gali xarunta wadnaha u xoog badan xogtayda ha siin xumaan wade oo xasuuso caashaqan xalaasha qalbigaad xidhataan xariir dhigay xabigu laabtuu xaqiiq dagayee xubnaha oogada xanbaarsan jacayl xad dhaaf caashaqu xadkii gudubyee xurmooy ubaxaan xaglaha sudhay xayaati adigaa xafiday xubigoo xidigtii quruxdaay nimcooy xidigtii quruxdaay xulbaad tahay
Queue is empty
-- / --