VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xidigtii hablaha - Lyrics

khadraay maankiyo xiskaad macaan xayndaaabatoo xarfaha macaagu sow laabtayda kuma xadhana xubiga aan kuu qabana intuu xididada ku faafay wadnaha xadataynayaayoo xuubkiisiibuu sarsaray xulashadii naftaydaay xilkastaan jeclaayeey xaqiiqdii waxaan qiray xidigtii hablaha oo ku xasilo inaad tahay khadraay ku xasilo inaad tahay khadraay xiisaha jacayl xad dhaafbuu ii hayaa sidii xay soo da'oo dushayda xareed ku yahay xaagiyo qurux haweeen adaa RABI ku xuloo xishoodkiyo haybadiyo xaqdhawrkaan kugu jeclahay
Queue is empty
-- / --