VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubbi - Lyrics

Waxaa tahay xuural cayn Xarfaha magacaagu yahay Xiskaygaan kudaabacay Adna ii xasuusnoow Xubbi laabtayda degay Xaddhaafna dhiiggayga uxulay Xiddigaha nuurkoodaay Xaggaaguu soojiraayee Xayndaab usamee xubbigoo Ha xasiloo jacayl Ha xasilooooooooooooooo Waxaad tahay xariir dumaroo Xor wadnaha kutaalloo Naftaydu xaq dhawrtoo Adiguna xaqiiqsoo Jacaylkaa iikaa xukumay Adna ila xannaanee Xiddigaha nuurkoodaay Xaggaaguu soojiraayee Xayndaab usamee xubbigoo Ha xasiloo jacayl Ha xasilooooooooooooooo
Queue is empty
-- / --