VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Berbera - Lyrics

Jacalka barbaarshee Bulaale aan ku koriyee Bartamaha hargaysiyo Burco uga oon jaray 2x Boodhari agtiisiyo Batalaale aan dhigaye Reer barbara siyaartaanee 2x Hadalka yaanan badinin Anba bari samaadkii Dooni buuxdaan Bad kaga tagay 2x Jacaylka baanee Boorama iyo ayshaa Bada saylac geeyee Baarka aan u fidin jiray 2x Boqorkiyo dhalaha iyo Ano xiray banaadiriyee Reer barbara siyaartaanee 2x Hadalka yaanan badinin Anba bari samaadkii Dooni buuxdaan Bad kaga tagay 2x
Queue is empty
-- / --