Cilmi kii dilee Ifka daba marshaa Ana ila darsoo Waa dartii waxaan Tan diidayee tan daalanee Ilmadu ii da'daa 2x
Dadaw yaabayee 2x
Cishqigu ma dabaa Ma daruur da'daa Ma daad ku qaadoo Badda kugu daraa 2x