jacaylkeenii barigii wuu igu balaadhoo
badhtamaha habeenkii bogan waayay
jiifkii
kaalayoo i baanoo nafta kuu basaastay
maruun ii bishaaree
boqoradii haweenkaay baxsantaan jeclaayeey
aan barwaaqo gaadhne ha iga baydhin abidkaa

Exit mobile version