dumarkoo idil taan ka dooranayee
darteed uga haray dantaydiiyee
deegaaka xamarooy danbiil dhigatiyo
doonisteedaan ku daalaayee

dawadii qalbigaay ku doon doonee
darbiyo ha iga tuurin daaqada e

dayaxa sare waan la doodaayoo
daruurta cirkaan la daris ahayoo
dabaysha sare dawaafaysiyo
dar ceel la dhigtaan dabaashaaye

Exit mobile version