Heesta Jaceeyl - Lyrics
boogtii jaarbaynu nahayiyo jeesbaan wadaagnaa
midna uma jixin jixee
qofkii soo jiita dhankiisa u janjeeraayeey qalbigaygaad
dhex jiifta oo aad dhex joogtaa
cid inakala jaraysaa jacaylkaygaay dunidaba ma joogtee
wakan i jibaaxee jiribay naftaydiyo dhex galay jidhkaygee
jawharadii aduunkaay
u soo jeedso dhankayga jamaal quruxeey