VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaali - Lyrics

dumar xulashadoodaa tii aan xaqiiqdii xishoodkiyo asluubtiyo xaragada ku raaccay quruxdii xad dhaaftaay sida xuural cayntii xuub laga dilaacshee xareeed loogu maydhaay horta xaali waa nabad xamdi mahad is aragnee jacaylkana xasusnow xaasidkana dhag ha u dhigin waa xumaata badanyee xaasidkana dhag ha udhigin waa xufaala badanyee hadii dumar xogaygiyo xildhibaan u leeyahay xilka tii u qaadee xushmad lagu manaystee xushmad waalidkeediyo dariskay xurmaysiyo xadiiskiyo quraankiyo allaahay xasuustaa horta xaali waa nabad xamdi mahad is aragnee jacaylkana xasusnow xaasidkana dhag ha u dhigin waa xumaata badanyee xaasidkana dhag ha udhigin waa xufaala badanyee
Queue is empty
-- / --