VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hayaan - Lyrics

Naftaydu hayaan gashoo Hubaal maalmahaan hilaab baa bilig u yiri Anigoo Holond ku nool Hawaawiga ila tagyoo waxaan u haboonayaa Hani inantaan ka helayee. Hareereha boorame halkuu geela daaqiyo wagdiyo geesaheeda baan huuno heelo kuugu tumayaa. Hufnaan baa lagu korshoo waxaan hal halaa iraa markuu hinqada wadnahu hubqaadkiyo laafyahaan inaba lagu haysanoo Horseed bay qurux u tahay Horyaal bay dumar u tahay Hareereha boorame halkuu geela daaqiyo wagdiyo geesaheeda baan huuno heelo kuugu tumayaa.
Queue is empty
-- / --