VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shuraako - Lyrics

Hadaan shalay wada ahayn Shuraakiyo laba is jecel shuruucda lamaanahe xaq dhowr ku shakaalanoo. Shacniga caashaqa watiyo yaqaan sharaftiisa oo ka dhowro shidyo xumaan. Waxaan shinsaneeyno iyo samaantii laba shubneed Cadaawe miyaa u shiray xiriirkeenii shaac bixiyo gudoonkii sheekadii adaa shib ka yiri mudoo shaxdii aan wada degniyo jaceylkii meel ku sheeg. Hadan wada shoornayo usheegnay qalbiga wanaag shalaytno anoo ku badin wixii shalawo kaa ridoo Macaan iga kaa shakalay Nafteeyda ka shaafiyoo quluubta shakiga ka saar. Walaal iga kaa shakalay nafteeyda ka shaafiyo quluubta shakiga ka saar. Waxaan shinsaneeyno iyo samaantii laba shubneed Cadaawe miyaa u shiray xiriirkeenii shaac bixiyo gudoonkii sheekadii adaa shib ka yiri mudoo shaxdii aan wada degniyo jaceylkii meel ku sheeg.
Queue is empty
-- / --