VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

sida sabi dhalaanoo hooyadii ka socotaa ana kuu sugaayoo nafta kuu sabaayoon soorya uga dhigaa saakana hadaad tidhi soco oo dhan ii dhaaf waa hadal siloonee samirbaan dhigaygiyo soor aan dhiganoo ku sabaalin caashaqa subax roobku hooroo surmi joogto beeshuna siday ugu farxaanbaad sidragay ku tahayoo wadnahaygad sudhantehee hurda seexan waayoo saacadaan ku waayana sanadbayba ila tahee
Queue is empty
-- / --