Jaceel waa balaayoo Waaakii baaxa sooraha Kaaga dhigay bad waynte X2
Uma bogin adoo kale Bohol yowga aan qaba X2
Miyaan miyaan kaaba baydhaa x2
Sida curad aan socod Baran hooyo ugu Buseeshaan ana kuugu Baahnee X2