Heesta Iga mudan - Lyrics
Iga mudan iga mudan
Iga mudan i moogaa
X2
Mataankeygii geed
Qariyee hee hee hee
X2
Ana mantaba caashaqa
Sida mayeyga roob kuu
Intuu meel biya'a dhigay
Dhex maquurshay geed--
Aha x2
Mahiigaan jacaylbaa
Meel dheer i dhigayaa
Iqaadaa i dhigayaa
X2
Igu mudan igu mudan
Igu mudan xusuus dad
Nimo x2
Mahuraan waa labad--
Eenee hee hee hee
X2
Ana mantaba caashaqa
Sida madiga hooyadu
Kama celiso moodkaba
Marka ay jaleecdee
X2
Ana meel idamaqdaa
Mowjadi isidataa iqaadaa
Isidataa x2