Heesta Niyadu Meeshay rabtaa - Lyrics
Niyadu meeshay rabtaa
Qalbigu ku nagaaday baa
Noloshu ay jeceshahoo
Naftaada ku qaaliyee
X2
Waxad ii tahay nasteexee
Nacabka aan uga gabado
X2
Dhibaato ha ii nuglayn
Dhibaato ha ii nuglayn
X2
Dunidu waa doorba door
Nabsina wuu heeran yahay
Hadaad nabarada jacayl
Adigu aad nabad katahay--
Eey x2
Rag waa nacab iyo nas
Teexee midaad tahay
Lama ogee x2
Dhibaato ha ii nuglayn
Dhibaato ha ii nuglayn
X2
Dunidu waa doorba door
Nabsina wuu heeran yahay
Hadaad nabarada jacayl
Adigu aad nabad katahay--
Eey x2
Rag waa nacab iyo nas
Teexee midaad tahay
Lama ogee x2
Dhibaato ha ii nuglayn
Dhibaato ha ii nuglayn
X2
Dunidu waa doorba door
Nabsina wuu heeran yahay
Hadaad nabarada jacayl
Adigu aad nabad katahay--
Eey x2
Waxad ii tahay nasteexee
Nacabka aan uga gabado
X2
Dhibaato ha ii nuglayn
Dhibaato ha ii nuglayn
X2
Rag waa nacab iyo nas
Teexee midaad tahay
Lama ogee x2
Dhibaato ha ii nuglayn
Dhibaato ha ii nuglayn
X2