VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sida curad kaban mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Fiska Kaban
Sida curad kaban

Jacayl waa balaayoo
Waakii baaxa sooraha
Kaaga dhigay badwayn
Tee x2

Uma bogin adoo kale
Boholyowga aan qabo
X2

Miyaan miyaan miyaan
Kaaba baydhaa
X2

Sida curad aan socod
Baran hooyo ugu bus–
Eeshaan ana kuugu
Baahnahay x2

Anba igama baa bi'in
Boogtii jacaylkoo boga
Kaama siidayn x2

Uma bogin adoo kale
Boholyowga aan qabo
X2

Miyaan miyaan miyaan
Macan kaaba baydhaa
X2

Sida curad aan socod
Baran hooyo ugu bus–
Eeshaan ana kuugu
Baahnahay x2

Jacayl waa balaayoo
Waakii baaxa sooraha
Kaaga dhigay badwayn
Tee x2

Uma bogin adoo kale
Boholyowga aan qabo
X2

Miyaan miyaan miyaan
Marna kaaba baydhaa
X2

Sida curad aan socod
Baran hooyo ugu bus–
Eeshaan ana kuugu
Baahnahayx2

codkii Fiska Kaban