axdigeynu laba sano
dhudi naynay inana yahow
laalaabka toosiyo
laakiin haduu galayy
malugayniin hadad dayacday
war wwar iyo dhibaatiyo
hadaad ladag tay caashaqa
waa habo qurumisee
hadaad laba codlaysay
arintan is idhi
ulamaani hawlahaa
wax dab shida la saanyado
waalagaa dhursugay
leeflefka dufankiyo
laf dhuuntiisii
saw laab kamaad dhicin

Exit mobile version