Heesta Ayaan - Lyrics
Beri hore hadii boodhari
jacayl dilay qaysna uu
ku riday bohol
Maantana anuu aniguu
ibaabee
Baahida aan kuu qabo
ayaan waxan ka
baqayaa ana inaan
ku biiroo bar barkoda
la idhigo
Weey bidhaantaan
barta aad ku noo
shahee bal inaan
bogsoodo boholyowgu
iga haro aan ku soo
bariidshee baayo
gacalo baybi gacanta
iidhiib
Jacayl baaxad
waynbaa intuu iigu
baahay bartaa ani
itaagoo
Iga jaray bar baartee
Bal qabsoo gacaloy
anu baytka raaxada
kula beegsan waligay
kaa bogsooni maaye
Weey bidhaantaan
barta aad ku noo
shahee bal inaan
bogsoodo boholyowgu
iga haro aan ku soo
bariidshee baayo
gacalo baybi gacanta
iidhiib