VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Beeni raad maleh Lyrics

ratigaan haynayaaye
aqalkuu iidahayoo
raga lama dulsaaree
dumarkuna ramadkiyo
qalbigeygu tuu rabey
raaliyo maynoqotoo
aa waan israacshayoo
xalaybaan riyaaqoo
ruuxaan iitimid
reedkeedii gurayee
anigiyo raxmoo
qudha isla joognee
beeni raad maleh
heelalow run moodaa
roobkii da aayiyo
raaxada aduunyada
ani weyga raagtee
risiqii la ii qoray
iyaduu ku raarmuu
waxba iima roonoo
raga iima saaroo
dhana iima ridayee
raasamaal lahystiyo
maal laysku riixaa
kala reeba aduunyada
waxaan rafaadaba
raclada uwaayo
raaacdeeyay gabadhee
dantaa iirun sheegtee
raganimo ma waayine
beeni raad maleh
heelalowda runmoodaa
cirku umii ku reemoo
uuku reeshayayoo
raga oo isrago iyo
hayu rugeyssane
armoi ciidan dhami
aamnsi lulaayeen
reesideedii fuushane
nacabkeedii rudoo
raxligiyo kitaabkiyo
dhaqankiyo kitaabkiyo
waan ku reysan waayee
rabi lagama quustee
way igu reentee
beenii raad maleh
heelanow runmoodaa


Lyrics by: anwar
loading..
-- / --