Heesta Calaf - Lyrics
aduun yadaan nasiib
iyo lama cuni karo
calaf x2
ku ilaaw abaal nimo
ogoow ducana nolow
x2
ileen waa ayaantii
cashaqaad ogsoned
uurkayga ku unkamay
x2
afka kaalaman hadal
aadmina kuulamaan
xaman x2
waan ku eegayaa wali
inan yahay adigiyo
aqoontaa x2
uurka iyo afkala jiraa
yarta waa idaa x2
hadii unug jacayl
kale adna kugu
aburmoy x2
la irdhowday wayadan
ugub mahee waa curad
aadmigu ma qaybsamo
x2
aarka qaad hanoqonine
ula jeedadaa bogo x2
kuu furan albaab kuye inan yahay adigiyo aqoontaa
x2