VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sihaam - Lyrics

gayaankiyo hablaha kacay gabdhahan geeskan afrika oo idil ma'ogtahay gobaaday inaad tahay aad tahay inad tahay kagaaroo x2 garashada aqontiyo xishod gooniyoo muna rabi kugu galadayoo marwo gariyaa tahee x2 gaban loo xushaa tahay guul laga filaad tahay guri lala galaad tahay gaafkiyo todobad- una goljano sihaamay dalxiis loo geeyo baad tahay x2 gidi good haweenkiyo inta gabadhee guudka loodabo gobonimaad ku dhaaftoo gar alee ogsooniyee x2 guulaa asluubtiyo kugu gaaray quruxdoo runtii waxaad gudoon tiri sharaf aan gadoomayn x2 gaban loo xushaad tahay guul laga filaad tahay guri lala galaad tahay gaafkiyo todobad- una goljano sihaamay dalxiis loo geeyo baad tahay x2
Queue is empty
-- / --