Heesta Arji - Lyrics
jacayl kala awood wayne
kii iilka dhigay qays
laylana ag seexshaa
ana igu abuurmoo
oogaduu ku faafuu
diiday inaan adkaysti
imisaa adoo kale
arji iila timidoo
oofin maayo aan idhi
aawaada u joojee
wadnaha i ololayee
ii dhigo abaaloo
arintayda meel mari
axdi beena lama galoo
wacad lama iaawoo
ruuxii ku aamina
lagama indho saabtee
afar saniyo dheeraad
arimahaan dhisaynee
aan is idhi idlaadee
waadigii irdheeyee