Heesta Ciid wanaagsan - Lyrics
waa maalin
dharaar mushkiladaha
laga maydhay xumahoo
milgaha iyo sharaftiyo
maamuus hirgalayoo
aadmiga mihnideee
sanadka dhan soo maray
ka masaxay ILAAHOO
ay mar wada ilaaween
yaa shaxbii yaa ahlii
ciid mubarik
kulu caam wa antum bilkhayr
waa maalin
maalin faraxloo
muslimiintu ciidoo
meel kastaba admiga
muxibiyo rayn rayn
samo la isu miisoo
masaakiintu dharagtoo
maxastiyo agoomuhu
ay wada macsuumyihiin