VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciyaaraha - Lyrics

waa cayaaar la is cuganayoo cilmi lagu dhisoo caan lagu noqdee shafkoo lagu ceshiyo madaxoo cabiran cagtoo lagu dhuftoo shabaqaa ceshee waa goob cajaa'ibee car bal yaa se badin caaw la idiin cawayn waa cayaar caafimaad qabtoo curuqdiyo maskaxda carbinaysa e ninba caynku yahay ku cayaar tabtii taageerayaal camira codka iyo sawaxan waa u calaamadee
Queue is empty
-- / --