VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhulka hooyo - Lyrics

dhulka hooyo wacanaa dhagaxiisu dihanaa dhaayahana u roonaa tacab laysku dhaafiyo dhaxal iyo dad nool buu dhiiiranan ka sugaya dhigashada tacliintiyo beeraha dhexdeediyo dhuuni lagu hagaaguu dhalinyaro ka sugayaa umad samir dhaqaaqdoo shulkeedii ka dhoftee dhibta aan dareemayn dhif iyo naadir weeyee aduu dhugo dhulkaagoo dhayal yaanu kula noqon dhulka hooyo dhaayaha usoo celi dhulka hooyo wacanaa dheeftiisu badanaa dhaxalkisu culusaa dhaba loo horseediyo dhidid iyo dadaalbuu dhalaanki ka sugayaa kobcinntii dhaqaaliyo qaran iyo dhiskiisiyo dhabar lagu hagaajuu dhalinyaro ka sugaya umad samir dhaqqadoo dhulkeedii ka dhooftoo dhibta aan dareemayn dhif iyo naadir weeyee aduu dhugo dhulkaagoo dhayal yaanu kula noqon dhulka hooyo dhaayaha usoo celo
Queue is empty
-- / --